SUUGAANTA

10609551_343479542480506_4904123505336974596_n

Wariye Ibraahin Siciid Saalax oo Maalintii 14 Xabsi Kujira iyo Puntland oo an ka hadlin Xariga Sharci Darada ah

 Waxaa maalintii 14 ku xiran Xabsi kuyaal dalka kenya si sharci daro ah wariye Ibraahin siciid saalax oo kamid ah Wariyaasha Puntland kasoo jeeda waxaan

Continue Reading »

Qeybta SUUGAANTA

SAWIRO: Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo talaabo aan horey looga baran sameeyay

 Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Col. Cabdi Faarax Sharaawe “Laqanyo”, ayaa wuxuu hawlo kormeer leh uu ku soo kala bixiyay qeybo kamid ah Deegaanada Gobolka Gudoomiyaha ayaa

Continue Reading »

SUUGAANTA Archives

DAAWO LAYAABKA : Halkan Ka Daawo Sheeko Gaaban Oo Dhexmaraysa Labo Wiil Midna U Doodayo Qadiyada Somaliland Midna Somaliya
- Mar 7, 2013
Sheeko ayaa Dhexmartay Laba Wiil oo 10 jir ah islamarkaana kunool carliga Inngiriiska. Labadan Wiil ee yar yar ayaa kasoom kala Jeedaa Hargeysa iyo Muqdisho. Waxayna kadoodayaan amaba Kahadlayaan Farqiga udhaxeeya somliya ...
Akhri Gabay: Dilkii Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax Gacamy
- Feb 22, 2013
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waa salaamaynaa. Gabaygan waxa Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine) kaga qisoonayaa dilkii bahalnimada ahaa ee loo geystey Alwaalid-Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax, oo Garoowe Masjidka Beder lagu dhex ...
MAQAAL: Abwaanka Deda Yar ee Abwaan MOHAMED NOUR ( KULUU )
- Dec 3, 2012
KALA DUWANAANSHAHA ARAGTIYADEED SAAMEYN  KUMA LEH XIRIIRKA KA DHEXEEYA LABADA QOF !  MAHAD OODHAN ILAHAY BAY U SUGNAATAY NAXARIIS IYO NABADGELIYO SUUBANEENA KORKIISA HA'AHAATO INTAA KADIB . SIDA CIWAANKA AAD KA DHEEHAN KARTO,  KALA ...
Asaaska Suugaanta Soomaalida
- Nov 26, 2012
  Waxaana daabacay: Shirkadda Scansom Publishers, Stockholm, ka kooban 254 bog. Isbn: 978-91-976364-9-4. Buuggan waxaa hordhaciisa qalinka ku duuqay Xasan Sheekh Mumin, gabayaa, mu’alif iyo qoraaga: {Leopard Amoung the Women: Somali Play Shabeel Naagood, London ...
Nala Daawo heestaan
- Nov 12, 2012
  http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=RE1lXNYXNvI
Waraysi Abwaan Saxardiid Maxamad Cilmi Jabiye
- Nov 5, 2012
Qaybta Lixaad Maamulayaasha ardaagan lagu kaydiyo "Suuagaanta Somaliland" oo la yeeshay waraysi 'khaas ah" Abwaanka caanka ah Mudane Saxardiid Maxamad Cilmi oo ku magacdheer [ Jabiye] bishii oktoobar sanadkii 2000kii ...
Cirjiidh iyo Xalane
- Oct 24, 2012
Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay degaanka Jubbooyinka Soomaaliya gaar ahaan ...
kooxu hubaysan ayaa xalay nin ku dishay Cabudwaaq
- Sep 28, 2012
Koox hubaysan ayaa nin rayid ah oo xoolo dhaqato ah xalay ku dishay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Xasan Cabdi Calas oo ah guddoomiyaha degmada Caabudwaaq ee dowladda Soomaaliya ayaa wardeeq ...