SAWIRKA BOSASOPRESS,,garoonka diyaaradaha boosaaso
THE LATEST


Facebook allcarmo Photo of a big bunny rabbit!The Best In the World JAWAABTII CADE MUUSE

Filed Under:  WARARKA

(AKHRISO + DAAWO SAWIRADA)Magacyada Tahriibayaashii Soomaalida ahaa ee ku geeriyooday Shilkii baabuur ee dalka Liibiya

30th December 2012   ·   1 Comment

Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa waxa uu saxaafada u soo gudbiyay magacyada Tahriibayaashii Soomaalida ahaa ee ku geeriyooday Shilkii fool xumada lahaa ee kadhacay dalka Liibiya.

Cabdiqani Maxamed Wacays oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Liibiya ayaa liiskaan oo ay kujiraan magacya dhameestiran iyo kuwa aan dhamestirneyn uu ku sheegay sida tan:
Magacyada meydadka Ragga
1) Cali Cabdulle Xirsi
2) Xasan Cismaan Jeylaani
3) Max’ed deeq Barqad Cali
4) Cabdi Raxiin
5) Askar
6) Muuse
7) Sugaal
8) Saciid
9) Axmed
10) Axmed Qadar
Magacyada meydadkaHaweenka
11) Sacdiyo Max’ud Xasan
12) Saamiyo
13) Yaasmiin
14) Dahabo
15) Xaawo
16) Aasiyo Cismaan Maxamed.

Shilka dadkaani ay ku dhamaadeen oo dad badan oo kale uu dhaawac kasoo gaaray ayaa waxa uu ahaa kii ugu xumaa taariikhda dhaw iyada oo uu rogmaday gaari ay lasocdeen tahiibayaasha oo dusha looga guray Shamiido si tahriibayaash ciidamada amanka looga qariyo

  HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA

 

liibiya

safarada somaliada

By

Readers Comments (1)

  1. mohamed says:

    inaalilaahi waa inaa ilayhi raa jicuun. Waa qadar ilaahay waana xaq geeridu waxaana kula talin lahaa dhalinyarada soomaaliyeed inay dal
    kooda aaminaan oo ay iska daayaan tahriibta ay ku madhanayaan





WELCOME ALLCARMO NEW

The Best In the World Allcarmo Facebook Like Saar
BBC SOmali BBC SUbax BBC DUhur BBC Galab BBC Habeen BBC SOmali VOA SUbax VOA Galabr VOA Habeen1 VOA Habeen2